Madaale oo furay wejiga labaad ee mashruuc 7 sano ka hor laga hirgeliyey Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray barnaamijka dib-u-dhiska iyo horumarinta caasimadda ee la magac baxay (Dalkaaga ku dhiso hal dollar). Madaale oo ka hadlayey munaasabadda lagu daah-furayey barnaamijka dib-u-dhiska iyo horumarinta caasimadda ayaa sheegay in mashruuca dalkaaga ku dhiso hal doolar ee horey u guuleystay uu qeyb ka … Continue reading Madaale oo furay wejiga labaad ee mashruuc 7 sano ka hor laga hirgeliyey Muqdisho